Somali Diaspora news

Dawladda Maraykanka oo xidhay Safaaradeedii Siiriya iyo Britain oo u yeedhay Danjiraheeda fadhiyay Dimishiq
Washington 6, Feb.2012 (Qurbejoog.com/AP)- Dawladda Maraykanka ayaa xidhay safaaradii ay ku lahayd dalka Siiriya, iyadoo dawladda Ingiriiskuna dib ugu yeedhay danjiraheeda u fadhiya Dimishiq oo ah caasimadda Siiriy, taasoo qayb ka ah cadaadiska reer Galbeedka ee ku saabsan in Madaxweyne Asad xilka iska dhiibo.

Sida ay sheegtay AP, dawladda Maraykanku waxay qaadatay dhamaan diblomaasiyiinteedii ka joogay Siiriya, taasoo ay sabab uga dhigtay gumaadka ciidanka dalkaasi ka wadaan magaalooyin ka tirsan dalkaas, gaar ahaan Homs.

Go’aankan oo dawladda Maraykanku soosaartay Isniintii maanta, waxa uu ka dambeeyay maalmo yar ka dib markii dalalka Ruushka iyo Shiinuhu diidmada qayaxan ee Veto Power ku horjoogsadeen qaraar uu Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ku doonayay in cadaadis lagu saaro sidii Madaxweynaha Siiriya Mr. Bashaar al-Asad xilka uga degi lahaa, ka dib ku dhawaad sannad markii qulqulatooyin xukunkiisa lagu diidan yahay ka socdeen dalkaas.

Sidoo kale, Xoghayaha Khaarajiga ee Britain Mr. William Hague waxa uu Isniintii maanta Xeer-dejiyeyaasha dalkiisa u sheegay in xukuumaddiisu dib ugu yeedhay danjiraheeda Siiriya, si loo muujiyo habab kale oo lagaga soo horjeedo gumaadka ciidanka Madaxweyne Asad ku hayaan shacabka ka horjeeda dawladdiisa.

Qurbejoog.com, Washington

Ma Dhabaa in labada Aqal Baarlamaan ee Somaliland ay dabarkii ka fureen xukuumada?(Dhegeyso)
Hargeysa Feb 06,2012(qurbejoog.com)-Labada aqal baarlamaan ee Somaliland ayaa Dabarkii ka hortaagnaa xukuumada iyo shaqsiyaadka reer Somaliland ka qeybgalka Shirarka Soomaalida goaan aqlebiyada wax uga bedelay.

Goaanka ayaa kolka aad u fiirsato waxa uu u qoran yahay si dhab ahaantii aan ka turjumeny rabitaankii Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee ahaa ka qeybgalka shir walba nooca uu doono ha ahaadee.

Dadka qaar ayaa qudhooda u arka goaanka baarlamaanka Somaliland mid lagu laalay qadiyadii gooni isutaaga Somaliland,balse sidaa xaal ma aha.

Goaanka baarlamaanka Somaliland ee wax ka bedelka lagu sameeyay ayaa u muuqda mid uu diyaariyay ruux si xirfadeysan wax u eegay.

HALKAN KA DHEGEYSO GOAANKA LABADA AQAL SOMALILAND EE KU WEJAHAN KA QEYBGALKA SHIRARKA SOOMAALIYA

Qurbejoog-Hargeysa

contact@somalidiasporanews.com

New York Giants oo Ku Guuleysatey Super Bowl 2012.
INDIANAPOLIS-Feb-06-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena waxaynu manta ku lafagureynaa ciyaartii xalay ka dhacdey Indianapolis oo ahayd Super Bowl 2012 .

Ciyaatan oo aad iyo aad u xiisabadneyd ayaa waxaa garoonka soo buuxiyey kumaankun oo dad ah iyo taageerayaasha labada kooxood waxaana madaxa isla galey labada kooxood ee kala ah New York (GIANTS)iyo NEW ENGLAND (PATEIOTS).

Labadan kooxood ayaa 2008-kii iskugu soo baxay ciyaarta kama dambeysta FINAL  waxayna ahayd ciyaar xiisa badan waxaana ku guuleystey koobkii Spuer Bowl ee sanadkaas Giants halyeygii habeenkaas guusha u horseedey waxuu ahaa Quater Back Eli Manning isla markaana la gudoonsiiyey abaal marin(MVP).

Haddaba Patriotska oo 2008-kii tii ku dhacdey ka soo kabanla ayey markan waxay si fiican ugu soo diyaargaroobeen iney ka aar gutaan owna afareystaan horyaalkan Super Bowl-sha laakiin maxaa dhacay?

Ciyaartan oo si xamaasada ku bilaabantey labada quarter backna midba midka kale u haysto inuu ka fiicanyahay waa Eli Manning(Giants) iyo Tom Brady(Patiriots) ayaa qaybtii hore( ist quarter)waxay ku dhamaatey 9-0 waxaana keensadey Giants qaybtii labaad(2nd quarter) markii la isku soo noqdey ayaa Patriotsku waxay ugu jawaabeen-10-0-QAybtii saddexaad (3rd quarter)waxay ku dhamaatey 7-6-oo ay ku hogaaminayaan Patriots,haddaba qabtii afraad(4rth quarte) oo ahayd tii ugu dambeysey ciyaarta oo aay Patriotsku ku hogaamiyaan 15-17 -kana hadhsantahay 4- daqiiqo oo kaliya ayaa Manning si xarago leh ugu tuurey kubaddi Ahmad Bradshaw (TOUGHDAWN)-6-0-ciyaartuna waxay ku soo gabagabootey 21-17 oo Giantsku ku badiyeen.

Anigu kaligey ma badin ee isku duubnimada kooxdeyda ayaanu ku badiney sidaasna waxaa yidhi QuarterBack-ga New york Giants Eli Mannimg oo low caleemasaarey(MVP).

W/D-Jaahuur

qurbejoog.com

Somaliland: To go or not to go to the London Conference
Never trust the British with your fate. Never! From Palestine and Israel to Kashmir and Pakistan to Rhodesia and South Arica, all the way to Haud and reserved Area the Foreign office and its bureaucrats were all throughout history on the wrong side of issues. Britain always left a legacy of trouble. It has no history of ever solving one. Did you ever detect the true colours of Tony Blair before the Iraq war? Jomo Kenyatta once said “My British friends came to our land with a Bible in their hands. They told us to shut our eyes for a moment. When we opened our eyes, they had the land and we had the Bible.“ Such is the British treachery. They are telling us now to shut our eyes. Trust the Americans. They always mean what they say. Do not ever get caught by the hypocrisy that built an empire through sheer cunning and deceit.

Well, all this would not have happened had the Somaliland government gave to the British officials the standard answer that we had for the world since the first day of the existence of Somaliland – Somaliland will only negotiate with a one government in the South. Our present government tried to be clever. They also needed some assistance for our cash strapped little country. They went to London and to the horror of everybody in Somaliland our Government was in the same table with Puntland and Gslmudug. Silanyo and his Government did in one step to reduce the standing of Somaliland from a De Facto country to the status of a clan or subclan. They accepted to be In the same protocol with Majeerteen (Puntland), Habar/Gidir Saad (Galmudug) Habar/ Gidir Ayr (Ahlu Suna Wa Jamaa). They again did the same in Nairobi. Then all disaster followed. Our clever government were not so clever after all. It was a classic case of the hyena dating the wrong guy. Maybe they got a little cash, but they threw away the demand that we be treated as what we are: a NATION and no other way. Nobody took us seriously after that. Now we are being expected to come to London again and the President t himself has to appear and sit in the same line with Puntland and Galmug presidents as a representative of a region called Somaliland that is in Somalia. Sh. Shariif will be seated among the world leaders. Siilanyo being a member of other regional delegations from Somalia will be sitting behind him. What a disgrace!! Imagine seeing that picture in the CNN and the BBC.

Apart from the external affairs fiasco it caused, the downgrading of Somaliland to level of Majeerteen, Saad and Ayr has also caused an internal disintegration. Every political opportunist now wants to go to the Conference of the clans in London. This would not have happened had we not participated two of the first four preparatory meeting. Had we stayed out altogether as we always used to (before we started to be clever) , no one from Somaliland would have dreamed neither Khatumo nor Awdal nor Makhir nor others that are in pipeline. By downgrading the status of Somaliland Mr. Silanyo has opened a Pandora box. I Quote here Faisal Waraabe commenting when on the first time that we participated the London preparatory Conference. He Said “Mr Silanyo Listen .You are My president only in the context of Somaliland. Outside that you are not . If you go again to a table where Somali clans are meeting. Yes Listen . You only represent your sub-clan ,and I will go representing mine” That is what Faisal said that day. Now are you surprised at Ali Khaliif ? In the name of fairness let us give the devil his due.

Now what we need is sobriety and level headedness. Qualities we lack so much now in Somaliland. Let us weigh arguments for or against going to London.

Those who say let us go are stating their case like this. Forty or more world leaders are coming. Somaliland will have a golden opportunity to state its case to the international audience and it’s a chance we cannot miss. That would have been a very strong argument if the question of Somaliland and its future was in the Agenda. World leaders who are coming where not made aware of a discussion about Somaliland. How different it is, how good it is and how it needs to be recognized? The Agenda is clear. It is about Piracy, Shabaab , Famine and the formation of a National inclusive Government. Nowhere in the Agenda is Somaliland mentioned good or bad.

On the contrary the preamble of the Agenda stated that the Territorial Integrity of Somalia will be maintained. Sh. Shariif and his Government will be speaking to the delegates representing all the Somali delegates there including us. Regional presidents will not speak. If World leaders give Regional presidents a photo op that is the best they can get out of the conference. I hope that is not what our leaders want. A picture with Dave Cameron.!! That can be arranged by one Somalilander who is a resident at the Prime Ministers riding in UK.

Now let us look at the other side of the coin. I believe if we do not go to the conference in London, the British Prime Minister will not be happy. He will be angry at his lower officials that they let him down. That the International community will see that the conference that the PM lent his name has a great hole in it. The PM will see the lower British officials misrepresented the case of Somaliland and did not give it the weight that it was due. The World will ask themselves who is that who did not come. The answer readily comes to our advantage. The entire international friends and journalist supporter that we gathered in these twenty years will fill the void. Look who is not being accommodated here? The most peaceful, the most stable, the most democratic, the only people that defeated Shabaab, the only people those Pirates are afraid of, the best is missing. Only then will our demands be listened to. That is the way we should play the game.

Mohamud Tani

mohamud_t@yahoo.com

Kenya takes control of two key al Shabaab towns
Kenyan forces have taken over two al Shabaab controlled towns after two airstrikes left the towns of Hosingo and Badade, in Southern Somalia, under the control of Kenyan forces and the Somalia’s Transitional Federal Government.

The two towns were home to al Shabaab camps said to have been destroyed in the military offensive. An unspecified number of al Shabaab fighters died in the attacks.

Among the dead were top eight al Shabaab fighters. Both towns were key transit points for improvised explosive devices and contraband goods to the rest of Somalia and Northern Kenya.

Colonel Cyrus Oguna, the Kenya’s military spokesman, described the move as a major victory for the Kenyan forces: “Al Shabaab is completely weakened. They have lost a source of revenue in Hosingo, because of the contraband they were passing there. They have lost control of the southern sector through the loss of Badade, and therefore they have receded back towards Kismayu”.

Away from the battleground of Somalia, Kenya continues to lobby the international community to step-up its support for the country.

Moses Wetangula, Kenya’s Foreign Affairs Minister has met with William Hague his British counterpart as well as the Danish Minister for International Cooperation and made the case for more international support.

Lindsay Kiptiness the Kenya Foreign Affairs Ministry spokesman says that the conflict in Somalia cannot be solved without the strengthening of Amisom, the African Union Mission in Somalia.

“Expanding Amisom means it requires more money,” Kiptiness explains. “We have done our best to lobby other members of the international community to ensure that they are ready to finance an expanded Amisom because it will be fruitless to have a big Amisom force without finances and enablers.”

Meanwhile, Kenya continues to attack al Shabaab on both military and diplomatic fronts.

These recent military gains further reinforce the need for victory on the diplomatic front, which will in turn reinforce the military strength of the overall African Union Mission in Somalia.

RFI

Ciidamada Syria oo kordhiyay duqeymaha Homs
Homs Feb 06, 2012(qurbejoog.com)-Wararka ka imaanaya dalka Syria ayaa sheegayaan in ciidamada dowladda Syria ay mar kale duqeeyn qasaaro geeysatay ay ka sameeyeen Magaalada Ximis ee dalka Syria halkaasi oo la sheegay in ay dad badan oo rayid ah ku geeriyoodeen.

Dad Goobjoogayaal ah ayaa u sheegaya Warbaahinta in dhawaqa madafiicda cul-culus laga maqlayay magaalada Ximis taas oo ay ridayaan ciidamada Syria ee ku sugan hareeraha Magaaladaasi, waxaana la sheegay in saakay ilaa duhurnimadii maanta Magaaladaasi ay ku geeriyoodeen ku dhawaad 20-ruux oo rayid ah kuwaasi oo qaarkood uu jirkoodu go’gay.

Dad u olaleeya Xuquuqul Insaanka ayaa sheegaya in dowladda Syria ay sii wado waxa ay ku sheegeen xasuuqa ay ka geesaneeyso Magaalada Ximis iyo Magaalooyinka kale ee ku hareereeysan.

Ilaa iyo hada macadda qasaaraha dhabta ah oo ay geysatay duqeeyntaasi hase yeeshee maalmo ka hor ayay aheyd markii ku dhawaad 240-qof ay ku geeriyoodeen duqeyn magaaladaasi ka dhacday oo ay mucaaradka iyo Dadka u dooda xuquuqul insaanku ay ku eedeeyeen dowladda inkastoo dowladdu ay hadalkaasi beenisay.

Qurbejoog.com, Homs

Contect@somalidiasporanews.com

Raysul wasaarihii Romania oo iscasilay
Bucharest Feb 06, 2012(qurbejoog.com)- Ra’iisul wasaarihii dalka Romania Emil Boc ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iscasilay ka dib markii dibadbaxyo waa weeyn ay mudooyinkii ugu dambeeyay hareeyeen guud ahaan dalkaasi.

Emil Boc ayaa iscasilaadiisa ku dhawaaqay kadib qudbad uu ka hor jeediyay Golaha Wasiirada dalkaasi, waxana uu sheegay in iscasilaadiisa ay tahay go’aan siyaasadeed oo muhiim u ah waqtigan dalka Romania.

Dalka Romania ayaa sadaxdii Isbuuc ee la soo dhaafay waxaa ka dhacayay Dibadbaxyo ku saleeysan wax ka qabashada dhaqaalaha dalkaasi, inkastoo sanadkii la soo dhaafay dhaqaalaha Romania uu sare kac sameeyay.

Doorashada dalka Romania ayaa qorsheysneyd inay dhacdo bisha November, iyadoo ay jiraan warar la isla dhaxmarayo oo sheegaya in Madaxweynaha dalkaasi Traian Basescu uu qorsheynayo in uu soo magacaabo dowlad ay hogaamiyaan dad aqoonyahanno ah inta laga gaarayo waqtiga doorashooyinka.

Qurbejoog.com, Bucharest

Contect@somalidiasporanews.com

Shirkii ICG oo lagu soo gabogabeeyey Djibouti
Jabuuti Feb 06,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta soo xiritaankii shirkii ICG ee magaalada Djibouti ka soo jeediyey khudbad xiritaan ah (Closing Statement).

Shirka ICG oo shalay iyo maanta ka socday Djibouti ayaa waxaa looga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, gaar ahaan sidii loo sii wadi lahaa howlgaladda looga soo horjeedo kooxaha Al-Shabaab, Waxaa kaloo laga hadlay sidii shacabka Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa nolol gaar ahaan degmooyinka iyo gobollada laga xorreeyo Al-Shabaab, waxaa kaloo si gaar ah looga hadlay Shirka London ee 23 February 2012 oo la isku raacay in shirkaas uu noqdo mid maslaxadda Soomaaliyeed ay ku jirto oo looga hadlo sidii xal waara looga gaari lahaa arrimaha amniga iyo ugu danbeyntii waxaa la isla gartay in xilliga kala guurka ah la soo afjaro 21 August 2012, isla markaana la dar-dar geliyo dhameystirka Dastuurka iyo dib u habeynta baarlamaanka oo la isku raacay in baarlamaanka cusub uu noqdo mid tayo leh oo ay jiraan shuruurda sida waxbarasho, in shaqsiga uusan danbi hore u galin ama uusan soo noqon warlord, isla markaana sumcad ku dhex leh bulshada dhexdeeda.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa ka codsaday beesha caalamka inay mowqif mideysan yeeshaan oo shirka london lagu xoojiyo sidii ciidamda Soomaalida iyo hay’adaha amniga dib loogu dhisi lahaa iyo in roadmap ka iyo Garowe Principles ay noqdaan saldhigga dooda iyo waxqabadka.

Fadlan lifaaqa waa khudbadii uu Ra’iisul Wasaarha ka jeediyey xiritaankii shirka iyo sawiro.

Qurbejoog-Jabuuti

contact@somalidiasporanews.com

Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay socdaal uu ugu kicitimay dalka Itoobiya, markalena gogol nabadeed ugu baaqay deegaannada bariga Somaliland
Hargeysa, 06, February 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka warramay ujeedada socdaal uu saaka ugu kicitimay dalka Itoobiya.

Madaxweynaha safarkiisan oo ahaa mid aan hore loo sii shaacin, mar u warbaahinta kula hadlay madaarka magaalada Hargeysa waxa uu sheegay in ujeedada socdaalkiisu ay la xidhiidha wadatashi uu madaxda Itoobiya kala yeelanayo arrimaha mandaqada, waxaana Madaxweynaha socdaalkiisan ku wehelinayay Wasiiradda Arrimaha Dibedda Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur) iyo Madaxtooyada Xirsi Cali X. Xasan.waxaanu Madaxweynuhu hadalkiisa ku bilaabay. “Maanta waxaanu safar ku tagaynaa wadanka Ethiopia halkaas oo aanu kula kulmi doono raysal wasaaraha dalka Ethiopiam, waxaanu u soconaa waxa weeye dalkan Ethiopia waa dal aynu saaxiib nahay oo aynu jaar nahay, kolay markaynu mudo joognana dhaqankeenu waxa uu ahaa inaynu ka wada hadalno arimaha mandaqada ku soo kordha oo aanu ka wada tashano wixii dana ee labada dal khuseeya, waana safar aanu kaga wada hadli doono wixii danta labada dal ku jirto”

Madaxweynaha oo wax laga waydiiyay inuu madaxda Itoobiya kala hadlayo arrimaha la xidhiidha colaadaha deegaanka Buuhoodle iyo dhawaaqii Khaatumo waxa uu ku jawaabay. “Xidhiidhka Somaliland iyo ethiopia waa mid aad u adag oo aad u wanaagsan, waana ka aanu hadiyo jeer isku arkayno ee aanu ilaalinayno, arrimaha la xidhiidha cali khaliif ama cid kale wixii  danta Somaliland ku jirto waanu ka  wada hadli doonaa.”

Madaxweynuhu waxa uu markale ugu baaqay beelaha deegaamada bariga Somaliland gogoshii nabada ee uu hore ugu fidiyay, waxaana ka mid ahaa hadalladiisii. “Waxaan jecelahay inaan markale ku celiyo oo aan ku  baaqo in Somaliland ay diyaar u tahay inaanay shacbigeeda marna dhibaato soo gaadhin ee ay diyaar u tahay gogoshii aanu waligayo fidinaynay ee aanu walaalahayaga gobollada bari u fidinaynay aanu u fidino oo aanu wada hadal,wanaag iyo is af garad ku dhamayno wixii arimo ah ee yimaada nooc kastaba ha ahaadeene, taasina mid aanu ka hadhayno maaha kamana gaabinayno waana mid aanu mar walba diyaar u nahay.”

Qurbejoog.com, Hargeisa Somaliland

Said8090@gmail.com

Taliska Militariga DKMG oo u hanjabay Al Shabaab
Muqdisho Feb 06, 2012(qurbejoog.com)-Taliska Militariga dowladda KMG Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in maalmaha soo aadan Magaalada Muqdisho ay ka saarayaan Xaafadaha yar oo ay kaga sugan yihiin Kooxda Al Shabaab.

Taliyaha guutada koowaad ee Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed Gaashanle sare C/laahi Cali Caanood oo u waramay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada xooga ay diyaar u yihiin inay goobaha ay Magaalada Muqdisho kaga harsanyihiin Al Shabaab ay ka xoreeyaan.

C/laahi Cali Caanood ayaa qeexay in Ciidamada dowladda ay iminka wadaan howlgallo ballaaran oo looga hortagayo waxa uu ugu yeeray Aargigixisada oo uu ula jeeday Al Shabaab, isagoo tilmaamay in lagama maarmaan ay tahay in hal meel looga soo wada jeesto dhibaatooyinka ay wadaan Al Shabaab.

Shacabka ayaa waxa uu ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha ammaanka si looga hortago falal guracan oo uu sheegay in Shabaabka ay ka gaystaan Muqdisho gaar ahaan ay la beegsadaan Xarumaha dowladda.

Degmooyinka ay Maamusho dowladda ayaa mararka qaar habeenkii waxaa ka dhaca dagaalo gaadmo ah oo ay soo qaadaan Ciidamada Al Shabaab, iyadoo Saraakiisha dowladda ku goodiyay inay ka hortagayaan dagaaladaasi.

Qurbejoog.com, Muqdisho

Contect@somalidiasporanews.com