Comments for Somali Diaspora news

Comment on Madaxweyne Rayaale muxuu ku duray shirka London, muxuuse ka yidhi goaankii Baarlamaanku ku bedelay qaraarkii mamnuucayay ka qaybgalka shirarka Soomaaliya? by sugulle
Aniga waxay ila tahay in aan arrinteena shirkaas ka sheegno.In aynaan guri isku qufulin ee arrinteenu muuqato oo adduunkoo dhammi ogaado.

Comment on Somaliland and the ‘London Conference’ – Silanyo Must Challenge Denial of Somaliland’s Rights by mohamed dualeh
Great article. If any one is to be at the London Conference to present such an pragmatic and elequent analysis, it should have been you. But it seems the maddness of the Somalia failure will continue because the wrong people are always invited to present a solution. It is not only maddness as articulated by Einstein, but it fates the Somalia of the past to the extinction dustpin of history.

M Dualeh

Ottawa

Comment on Kulamo lagu waday in Cali Khaliif uu la yeesho Wasaarada Arrimaha Dibedda ee dalka Norway oo baaqday by ismail abdi
Warkani waxa uu isku darsaday isaga oo daahay iyo isaga oo aan Run ahayn, Dr, Galayd iyo waftigii lasocday waxay soogaadheen London bishan 9-gaalkeedii oo khamiis ahayd waxaana wada hadal uga socdaa madaxda wadankaa, warkii oo kooban.

Comment on Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo ka jawaabay eedo uu ujeediyay Agaasimihii Guud Wasaaraddaas oo xilka iska casilay by hargaysawi
asc wanku qoslay jawabtan dicifka ee wasir maxamad cabdilahi agasimaha is casilay aya runta u  dhow 2doda markan  qimeyey wasirkan  codka  islamaha lihi waxyaba badan hore been uga shegay ayeynu aragnay maxamud ragana manta xaqiiqda ka  jirta somaliland ayu cadeeyey wana nin  macquula hadalkisu u eeg yahay alahu aclam ilahayba xaqa  og lakin xirsi cagayare iyo maxamad cod habarle inay walaqen dalka  waxaka  markhatiya hadlki gaboose arinti suldanada xisabiyihi hore qaranka mamulihi here ee wakalada korontada hargeysa wasirki hore kalumaysiga arinti madaxweyne ku xigeenka  markan  intaso dhan eegay way i  cadatay ninkani inu run sheegayo dalkunu uu khatar ku  jiro ilahayow na  badbadi aamiin odaygan asaasaqay rer somalilandow haynu iska qabano intanu god inagu turun  ilahayow xaqa nagaransi aamiiiiiiiiiiiiiiiin

Comment on Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo ka jawaabay eedo uu ujeediyay Agaasimihii Guud Wasaaraddaas oo xilka iska casilay by Moha
Kkkkk labadiina ka beenta sheegayaa waa iska cadyahay waayo wasiirku wuxuu ku mar mar siyoonayaa inuu agasimuhu jaahil yahay oo uusan aqoon lahayn taasina waa been cad qof aan aqoon lahayn ama sv wadan sidee xilka intaa leeg loogu dhiibay wasiiir inaad khaa in tahay wajigaag ayay ka muuqataa  ee inta lagaa qaadayo xilka iska miiso gacantaadu yaysan ku ciilin

Comment on Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo xilka iska casilay, eedana u xambaariyay Wasiiradda Arrimaha Dibedda iyo Madaxtooyada by Darwish boy
Agaasimuhu xaqiiqdii ayuu ka hadlay laakiin yaa wax ka qaban weeye su’aashu? Siilaanyo waxba kama qaban karo meeshana waxaa haysta ninka xir la yiraahdo awalba dhoodhoob bay ahayde daa nin kasta jeebka haka buuxsado intuu jooga

Comment on Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Kaysar Cabdilaahi oo ka warama muhiimada uu Soomaaliya iyo Somaliland u kala leeyahay Shirka London(DHEGEYSO) by saeed abdilaahi aw dahir
asc waxaan salaamaayaa dhaman xildhiban iyo website hadhwanaagnees runtii shir ka waxaa badan hadal hayntiisa oo ka duwan shirkii hore ee loo qaban jiray dadka somaliyed waxaan ugu badan ajandaha shir oo ah in somaliyoo dhan la gelin doon Gumaysi cusub lakin aniga oo ku hadal afka dhalin yarada somaliland waxaan ugu fadhinaa samiirkii dadka iyo dalka xukumadda siilanyo oo  daayacda heerkii laga filay gaadhi weyday doonaysa in ay ku bedeloto Qaran nimada somaliland madaxweyn iyo waxaan dhaamin

Comment on Maxaa ka jira in reer Buhoodle dibedda dhigeen Maamulkii dhawaanta looga dhawaaqay Taleex ee Khaatumo? by Darwish boy
@dhagawaraabe@ sxb kalshaale yaa leh yaase dega waadiga leh kalshaale ayaa ciidanka idiinku sokaysaye teeda kale boqolaaalka wiil ee reer buuhoodle waayeen waa kuwee ma ma afkaa kaa xaday ileen 100 iyo ka badamba idinka ayay idinka dhinteene reer buuhoodle khaatumo dhiigooda aya ku talaalantahay ee khaatumo wax meel yaala oo la iska tuurayo maaha kula yaabi maayo oo wiil yar oo maskaxda laga badaley ayaad tahay ee ilaahay somalinimada ha ku waafajiyo.

Comment on Maxaa ka jira in reer Buhoodle dibedda dhigeen Maamulkii dhawaanta looga dhawaaqay Taleex ee Khaatumo? by ismail abdi
xarunta khaatumo state waa Taleex, war sugan maaha in buhodle loo wado in xarunta khaatumo state ay noqoto, xarunta mustaqbalka waa lascanood.

waxase buhodle ka hubaale in ay ka go’an tahay inay somaliland dagaal kala hortagto haysan ku guurin saacadaha soo socda.

Comment on Maxaa ka jira in reer Buhoodle dibedda dhigeen Maamulkii dhawaanta looga dhawaaqay Taleex ee Khaatumo? by buuhoodle
sww

walaalyaal     waxan idin shegayaa     dadka dega  buuhoodle iyo laascaanood  xaq bay u leeyihin inay doortaan waxay rabaan     dagaalka  ka socda buuhoodlena  waa mid  xaqdaro waayo walaal  aniguba hargeisa iyo burco kuma soo duulayee  maxa  adiga   aad ka soo doonaysaa buuhoodle.

aynu isku dayno inaynu si  caqli ku jiro u fekerno        ,   su aal  …. hada hadii  rer  isxaaq  lagu dhoho somaliland  ma tihidin ee soamlia bad tihin   wax aydan rabin  in la isinku xasbo maha   waayo hadi cid la khasbayo ama ayba macquul tahay    idinka somalia ku soo biira oo waliba  qori ha la idinla yimaado     ilma abtiyaal  caqligu ha shaqeeyo   dadka    dalkoda ku dhimanaya waxa ka    xun ninka isago aan waligi arag  buuhoodle  mel ay ku taalo hadana ku dhimanaya   wadna mahadsantihiin