Home » Archives by category » Wararkii ugu Dambeeyay

Xeer Ilaaliyaha Somaliland oo soo dhaweeyay xeer ay ansixiyeen Gollaha Wakiilada

Hargeysa Feb 22,2012(SDN)-Xeer Ilaaliyaha Guud ee   Qaranka Mudane Xasan Axmed Aadan ayaa Hambalyeey go’aankii ay Golaha Wakiiladu ku meel mariyeen xeerka la dagaalanka Budhcad badeedka iyo kala wareejinta Maxaabiista.
waxa uu Xeer ilaaliyaha Guud iftiimiyay in Xeerarkani yihiin kuwo baahi weyn loo qabay isla markaana wax weyn ka tari doona Ciqaab marinta iyo Maxkamadaynta eedaysanayaasha loo [...]

Hargeysa Feb 22,2012(SDN)-Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarashada Khadar Axmed Diiriye oo uu weheliyo Agaasimaha Fulinta Xidhiidhka Jaaliyadaha ee Wasaarada Arrimaha Dibada C.Casiis Axmed Muuse ayaa Maanta sii Sagootiyay Lix arday oo deeq waxbarasho ka helay Jaamacada Al-Bukhaari ee dalka Maleesiya .
Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarashada iyo Agaasimaha Fulinta Xidhiidhka [...]

Continue reading …

Hargeysa Feb 22,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Somaliland Mudane C.laahi Jaamac Cismaan “Geel Jire” ayaa ka qayb galay Munaasibad lagu xusayay Maalinta afka hooyo ee Soomaaliga oo lagu qabtay Xarunta Jaamacada Admas.
Waxaa Munaasibadan soo qaban qaabisay Jaamacada Admas iyo Ururka PEN kaas oo ay ka qayb galeen maamulka,ardayda, macalimiinta,  Aoon yahano iyo mas’uuliyiinta [...]

Continue reading …

London Feb 22,2012(qurbejoog.com)-Shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Brutain ayaa manta isu soo bax balaadhan ka hor sameeyay xafiiska Reysul wasaaraha dalkaasi xili uu la kulmayay madaxweynaha Somaliland.
Shacabka reer Britain ayaa isu soo baxooda waxa ay ku muujinayeen goaankooda qadiyadeed ee gooni isu taaga Somaliland.
Sidoo kale waxa isu soo baxayaashu u jeedinayeen beesha caalamka [...]

Continue reading …

Markaan Muqdisho ku noqday Bishii August 1960 ayaa xukuumadii Kongo (Congo) ee Patrice Lumumba Somalia ku marti qaaday shir uu ku magacaabay Pan African Conference oo uu Lumumba taageero kaga doonaayay Dawladihii Africa khilaafkii u dhaxeeyay isaga iyo dawlada Belgium ee gumaysan jirtay Kongo (Congo) xidhiidhka Lumumba iyo madaxwaynayaashii Kosafubu uu aad u xumaa.
Dawladii Somalia [...]

Continue reading …

Kismaayo  Feb 22,2012(qurbejoog.com)-  Sida ay ku waramayaan ilo ku dhow dhow dekadda Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada hoose, labo doomood ayaa ku xirtay dekadaasi kuwaasi oo la sheegay inay wadeen hub casri ah iyo saanad Militari.
Wararku ayaa waxa ay sheegayaan in Dekadda ay gaareen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Al Shabaab sida Sheekh Xasan Daahir [...]

Continue reading …

Hargeysa 22, Feb.2012 (Qurbejoog.com)- Suxufiga Magnus Taylor oo ah maamulaha African Arguments Online, ayaa warbixin dheer ka qoray maamulaha guud ee shirkadda Dahabshiil Mr. Cabdirashiid Maxamed Siciid iyo doorka shirkaddaas ee ganacsiga Soomaalida, gaar ahaan xawilaada lacagaha, wuxuuna warbixintaas ku bilaabay; “Cabdirashid Ducaale waa Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil. Dahabshiil waxay ka mid tahay shirkadaha [...]

Continue reading …

Baydhabo  Feb 22,2012(qurbejoog.com)- Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay ayaa waxa ay sheegayaan in maanta Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Ethiopia oo is garabsanaya ay gacanta ku dhigeen Magaaladaasi.
Cutubyo ka tirsan Ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa Ethoipia ayaa galabta iyagoo aad u hubaysan waxa ay la wareegeen Magaaladaasi, waxaana dadka [...]

Continue reading …

Hargeysa 22, Feb.2012 (Qurbejoog.com)- Laba suxufi oo maalintii saddexaad u xidhan dawladda Somaliland, ayaa maanta loo gudbiyay xabsiga Dhexe ee caasimadda, ka dib markii ay ilaa Isniintii doraad ku xidhnaayeen laanta Dambi-baadhista Booliska ee CID-da Hargeysa.
Suxufiyiintan oo kala ah; Xasan Cumar Xasan oo ka tirsan masuuliyiinta iyo qoreyaasha wargeyska madaxabanaan ee Ogaal iyo weriye Maxamed [...]

Continue reading …

Bardaale Feb 22,2012(qurbejoog.com)-Ciidamada dawlada KMG ah iyo kuwa Itoobiya ayaa maanta dagaal uga difaacay magaalada Bardaale ee gobolka Bay ka dib kolkii ay weerar rogaal celis ah ku soo qaadeen kooxda Al Shabaab oo hore halkaa looga saaray.
Saraakiil ka tirsan ciidanka dawlada ayaa saxaafada u sheegay in ay dagaalka ku jebiyeen Shabaabka isla markaana ay [...]

Continue reading …
Page 1 of 115123Next ›Last »