Home » Archives by category » Features

The February 2012 Somalia London Conference; A Foggy Charade for Somaliland

 The February 2012 Somalia London Conference; A Foggy Charade for Somaliland
By: Mohamed Muse Dualeh
Democracy Action Group-SL (DAG-SL)
February 22nd 2012      
 
Despite the Londoners claim that the fog of December 1952 which killed approximately 4000 people is a myth, the City of London cannot shrug off its reputation as Foggy City. Its validity is further strengthened by the [...]

Markaan Muqdisho ku noqday Bishii August 1960 ayaa xukuumadii Kongo (Congo) ee Patrice Lumumba Somalia ku marti qaaday shir uu ku magacaabay Pan African Conference oo uu Lumumba taageero kaga doonaayay Dawladihii Africa khilaafkii u dhaxeeyay isaga iyo dawlada Belgium ee gumaysan jirtay Kongo (Congo) xidhiidhka Lumumba iyo madaxwaynayaashii Kosafubu uu aad u xumaa.
Dawladii Somalia [...]

Continue reading …

Asalaamu calaykum waxaan halkan ka salamayaa dhamaan bulsho wayta reer somaliland  Ottawa community Somaliland  waxaa uu Ogaysinayaa dhamaan qurbajooga reer somaliland ee ku nool dalka Canada Gaar ahaan Magalada Ottawa iyo nawaxigeeda Waxaanu dhamaan ka codsanaynaa inay nagala soo qayb galaan banaanbax balaadhan oo dhacaya bishan February 23, 2012 Malinta Thursdayda saacaduna waa 1:00PM until 3:00PM goobtuna waa adderska hoos ku [...]

Continue reading …

San polo Stadium-Feb-21-2012-qurbejoog.com-Akyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu u milicsaneynaa koobka horyaalka ee qaaradda yurub(UEFA) oo si habsami ah u socda.
Saaxiibayaal shaki kuma jiro koobkan oo aad looga qaddaryo qaaradda yurub iyo aduunkaba kuna loolamaan kooxaha waaweyn ee wadamada qaaradda yurub ayaa la isku jabsanayaa ia’arag hore iyo mid dambe.
Haddaba koobkan oo alaaba la ciyaaro toddobaadkiiba labo jeer [...]

Continue reading …

Waa waajib ina saaran in aynu   ku dadaallno ilaalinta caafimaadkeenna jidhka, innagoo joojinayna  cabbista Sigaarka, samaynaynana jimicsi badan, iyo innakoo yaraynayna dufanka ku jira cuntadeenna. Sidoo kale, waxaan wax  uga qaban karnaa  cafimaadkeenna xaga nafsaaniga ah.
Barashada is-dejinta (Learning to relax)
Tani waa xirfad qof kasta ay tahay inuu barto. Waxa jira buugaag iyo cajalado badan oo [...]

Continue reading …

Waad salaaman tihiin dhamaantiin meel kastoot joogtaanba
Mawduuca magaciisa iyo dalku waxaa uu ku sugan yahay isku qiyaasa waxaad aragtaan ama aad maqashaan maalin walba Nin baa waxaa uu yidhi anagu ku sheegi mayno yaan camalkaagu ku sheegin.
Waxaa fiican inaan ku cibaaro qaadano maalin walba taariikhdan cajiibka ah ee Ilaahay horteena ku kala badalayo kuwii waxa [...]

Continue reading …

Maayarka Degmada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur Faarax,
Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi,
Wasiir-Xigeenka Maaliyadda Warsame Siciid,
Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka Cabdiwaaxid Cabdulqaadir Cabdulraxmaan,
Maareeye Xigeenka Madbacadda Qaranka Jaamac Axmed Cabdiraxmaan,
Suldaan Rashiid Suldaan Cali Ducaale,
Boqor Maxamed Nuux,
Maxamed Kaahin Axmed,
Ismaaciil Xuseen Farjar,
Maxamed Ismaaciil Kabaweyne,
Maxamed Cartan,
Dhammaan dadkaasi waxay Tacsi u dirayaan alle naxariistii janno ha ka waraabiyee Marxuum Cabdicasiis Xasan [...]

Continue reading …

waxaynu isku dayi doonaa bal in aynu wax ka taataabano  xanuunka mida xanuunada dishooday hooyooyinka somalida ah, waa xanuunka
Sonkorta oo dhib ku haya hooyada uurka leh.
 
Waa Maxay Saraynta Sonkorta Dhiigga?
Saraynta sonkorta dhiigga macnaheedu waa macaanka (sonkorta) oo ku badan dhiigga. Waxaa kale ood maqli karta erayga hyperglycemia. Haweenka qaba sonkorowga haddana Uurka yeesha, iyo haweenka [...]

Continue reading …

Hargeysa 18, Feb. 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo tan iyo markii uu badhtamihii 2010 xilka wareejiyay dalka dibadiisa ku sugnaa, ayaa markii u horeysay ka hadlay go’aankii labada gole ee Baarlamaanku wax kaga bedeleen qaraar 2003 soo baxay oo mamnuucayay ka qaybgalka Somaliland ee shirarka loo qabto qaybaha Soomaaliya.
Madaxweynihii hore, [...]

Continue reading …

Three weeks ago the Somaliland people were virulently against the London Conference for fear that Somaliland might become embroiled in Somalia’s roadmap and/or national  reconciliation process and, as a result, lose its status statehood as an independent and sovereign state.
 
This paper clearly spelled out in its editorial page that Somalilanders find detestable the idea of [...]

Continue reading …
Page 1 of 16123Next ›Last »