Home » Archives by category » Wararkii ugu Dambeeyay (Page 3)

New York May 16, 2012(SDN)- Qudbad dhinacyo badan taabanaysay oo uu ka horjeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu ka dalbaday golahaasi in dowladda Soomaaliya laga qaado xayiraada hubka ee saaran islamarkaana loo ogolaado in ay soo iibsato hub si  ay u la dagaalamaan argagixisada, burcad [...]

Continue reading …

Hargeysa, 16. May 2012 (SDN)- Guddida doorashooyinka qaranka ee Somaliland ayaa markale shaaciyay inay qabashada maalin tijaabo ah iyo sababaha ku kalifay in maalintan la qabto doorasho tijaabo ah. Warsaxaafadeed saaka ka soo baxay xarunta Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa u dhignaa sidan: “Ka dib markii sharci laga soo saaray in si toos ah loo doorto [...]

Continue reading …

New York May 16,2012(SDN)-Dawladaha ugu quwada weyn Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa digniin adag u jeedisay madaxada DFKMG ah oo u muuqda in xiligu ka dhacayo iyaga oon meel marin qodobadii Road Mapka. Madaxda dalalka Mareykanka,Britain iyo Jarmalka ayaa kulan uu maanta yeeshay Gollaha amaanka oo Sheekh Shariif ka qeybgalay ayaa loogu sheegay in taageerada [...]

Continue reading …

Garbahaareey 16, 2012 (SDN)  Magaalada Garbahaareey ee Xarunta gobolka Gedo ayaa wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in saakay halkaasi uu ka dhacay dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AL Shabaab. Dad deegaanka ah ayaa u sheegay Qurbejoog.com in dagaalka uu yimid kaddib markii Ciidamo ka tirsan Al Shabaab ay [...]

Continue reading …

Muqdisho 16, 2012 (SDN) Xalay ayaa Xaafadda Jamhuuriya ee degmada Kaaraan waxaa lagu dilay nin rayid ah oo la sheegay in uu ku sugnaa xaafaddaasi kaasi oo la isku dayay in laga dhaco Mobile-uu watay. Labo nin oo hubaysnaa ayaa la sheegay inay jidka u istaageen nin rayid ah oo watay Mobile-ka islamarkaana ay ku [...]

Continue reading …

Helsinki May 16,2012(SDN)-Ciidamada Badda ee dalka Denmark ayaa soo bandhigay hub iyo Agab ay ka qabsadeen Burcad badeeda Soomaalida ee ka qawleysta Baddaha geeska Africa. Hubkan oo ay ka mid yihiin qoryaha fudud,qaar culus iyo Doonyaha dheereeya ee Burcad badeedu u adeegsato Ugaadhsiga. Dadka u soo daawashada tegay Hubkan ayaa la yaabay sida hubkan loogu [...]

Continue reading …

New Delhi May 16,2012(SDN)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Md Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo booqanaya Hindiya ayaa ka talo bixiyay habka ugu haboon ee lagu la dagaalami karo Burcada. Lixdan muwaadin oo u dhashay dalka Hindiya ayaa haatan waxa ay gacanta ugu jiraan Burcad badeed Soomaali ah. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in uu taageersan yahay in ciidamada [...]

Continue reading …

Xudur 16, 2012 (SDN) Ganacsatada Magaalada Xudur ee Gobalka Bokool ayaa sheegay in 2-dii bil ee ugu dambeeyay uusan  Magaaladaasi soo galin gaadiidka Xamuulka ah ee badeecooyinka keeni  jirray , iyagoo sheegay inay xannibeen dagaalyahannada Al Shabaab. Sidoo kale ganacsatada ayaa waxa ay sheegeen  in xayiraadda lagu sameeyay gaadiidka badeecooyinka ay cakirtay  xaaladaha magaalada, iyadoo [...]

Continue reading …

Mombasa 16, 2012 (SDN) Wararka ka imaanaya  dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in xalay kooxo hubaysan ay weerar ku qaadeen Hotel ku yaalla Magaalada Mombasa oo ay ku sugnaayeen dad aad u farabadan. Kooxaha ayaa la sheegay inay damceen inay galaan gudaha Hotellka, hase ahaatee uu iska horimaad kooban dhexmaray Ciidamadii illaalada ka ahaa [...]

Continue reading …

Muqdisho 16, 2012 (SDN) Warbixin kasoo baxday Kooxda Al Shabaab ayaa lagu sheegay in dhlinayarada Al Shabaab ayisku fidiyeen deegaannada Maamulka Puntland, maadaama ay tibaaxeen in Maamulka Puntland uu yahay mid Ashahaado la dirir ah. Al Shabaab ayaa sheegay in Ciidamo badan ay geeyeen Buuralayda Goolis iyo deegaannada kale oo uu ka arrimiyo Maamulka Puntland, [...]

Continue reading …