Ceerigaabo Mar 05,2012(SDN)-Gudi Loo xilsaaray Qiimaynta Xaalada Xabsiyada iyo Maxaabiista dalka,ayaa maanta kormeer ku soo maray Xabsiga dhaxe ee Magaalada Ceeri-gaabo. Sida ay sheegtay wakaalada wararka Somaliland ee Solna,Gudidan ayaa kormeerkan ugu kuur galayay Xaalada Xabsiga Dhex ee Ceerigaabo,iyo Maxaabiista ku sugan.halkaasi oo ay xogwaraysi kaga qaateen Masuuliyiinta Xabsiga iyo Maxaabiistaba. Gudigan oo wasiirka wasaarada [...]
Continue reading …Ceerigaabo Mar 05,2012(SDN)-Wasiirada wasaaradaha Beeraha,Shaqada iyo iyo Arimaha Bulshada ayaa maanta kormeer ku soo maray qaar ka mid ah deegaanada Beeraleyda Gobolka Sanaag. Wasiirka wasaarada Beeraha Md.Faarax Cilmi Geedoole,oo ay Waheliso Wasiirada Shaqada,Arimaha Bulshada Marwo,Ilhaan Mohamed Jaamac ayaa waxay ay maanta Kormeer ku soo mareen Deegaanada Beeralayda ee Midhisho,Tuulada Kulmiye oo Kaga beegan Magaalada Ceerigaabo [...]
Continue reading …Gaalkacyo 05, March 2012 (Qurbejoog.com)- Koox dablay ah ayaa toogasho ku dilay weriye Cali Axmed Cabdi oo ka tirsanaa idaacad ku taala magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Weriyahan oo xalay la dilay, waxa uu noqonayaa suxufigii 30aad ee tan iyo 2007 lagu dilo Soomaaliya oo ka mid noqotay meelaha ugu daran ee Suxufiyiintu ka [...]
Continue reading …Riyad Mar 05,2012(SDN)-Wasiirka arimaha dibada ee Sucuudiga Amiir Sucuud Bin faysal ayaa daaha ka qaaday in Boqor cabdallaha sucuudigu uu xidhiidh la sameeyey Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-asad, isla markaana uu kula taliyey inuu go’aamiyo mustaqbalkiisa. Hadalkan wasiirku waxuu ka sheegay kulankii ay lahaayeen wadamada Khaliijka Carabtu ee ku qabsoomay magaalada Riyaad, waxa uu ku cadeeyey [...]
Continue reading …Borama Mar 05,2012(SDN)-Cusbitaalka Xanuunada haweenka ee Festuulaha ee Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal ayaa maanta ka gudoomay ururka A I F deeq ka kooban qalab caafimaad oo kala duwan. Deeqdani oo ay bixisay ururka caalamiga ah ee A I F oo ka hawlgala taageerooyinka rugaha caafimaad ee haweenka aduunka ayaa waxay ka kooban tahay qalab isugu [...]
Continue reading …scww. Dhamaan bulshada somaliyeed ee Jecel in ay wax ka Ogaadaan Caafimaadkooda. Dariskan Maanta waxaynu ku soo qaadanaynaa Caafimaadka maskaxda iyo wixii wax yeeli kara. Fahmitaanka Xanuunnada Maskaxdda. Xanuunnada maskaxdu waa caam. Ilaa lix million oo qof yaa laga helay dunida, lakiin waxa ka jira aragtiyo aad u kala duwan oo ku saabsan waxa [...]
Continue reading …Diif Mar 05, 2012(SDN)–Dad reer miyi ah ayaa sheegay in diyaarado dagaal oo joog hoose ku duulaya maanta ay duqeymo xoogan la dhaceen Xarun Ciidamada Al Shabaab ay ku leeyihiin duleedka Deegaanka Diif ee gobolka Jubbada hoose halkaasi oo ay Ciidamada Al Shabaab xalay isaga baxeen kadib markii shalay ay la wareegeen. Wararka ayaa waxa [...]
Continue reading …Muqdisho Mar 05, 2012(SDN)–Kadib markii dhawaan Xarakada Al Shabaab ay shaaciyeen in dagaaladii ka dhacay Suuqa Xoolaha iyo Xerada Maslax ee duleedka Magaalada Muqdisho ay ku dileen Ciidamo ka tirsan dowladda Jabuuti ee howlgalka AMISOM u jooga Soomaaliya ayaa waxa arrimahaasi beeniyay Safaaradda Jabuuti ee Magaalada Muqdisho. Ambassador Dayib Dobed Rooble oo maanta la hadlay [...]
Continue reading …Hargeysa, 05, March 2012 (SDN)- Xisbiga UCID oo naqdiyay qaabkii ay Dawladda Hoose ee Hargeisa u rartay dadkii ku ganacsan jiray hareeraha wadooyinka magaalada Hargeysa. War-saxaafadeed ka soo baxay xarunta xisbiga ayaa lagu sheegay inaanay dawladda hoose ka fiirsan tallaabadii ay ku rartay dadka danyarta ah, isla markaana uu keenay hawlgalkaasi burbur dhaqaale. Waxa kale [...]
Continue reading …Hargeysa, 05, March 2012 (SDN)- Qaar ka mid ah Salaadiinta Somaliland ayaa maanta baaq nabadeed u diray dhigooda deegaanada Buuhoodle iyo agagaarkeeda. Salaadiinta oo warbaahinta kula hadlay hotel Xaraf ee magaalada Hargeysa waxay si wadajir ah ugu baaqeen Waxgaradka, Odayaasha iyo Garaadada deegaanada Buuhoodle inay aqbalaan gogosha nabada ee uu Madaxweynaha Somaliland hore ugu fidiyay, [...]
Continue reading …