Ka dib markii dantii laga lahaa laga gaaray, ayaa la kala diray Golihii Baarlamaanka, waxaana lagala soo haray Gudoomiye Shariif Xasan iyo Xubno kooban oo ay saaxiibo ahaayeen. Balse markii wadamadan Soomaaliya danaha gaarka ah ka lihi arkeen inaysan suurto gal ahayn in Ummaddan lagu qanciyo Shariif Xasan iyo xubnihiisan kooban, ayay wadamadani la yimaadeen [...]
Continue reading …A general view shows an oil rig used in drilling at the Ngamia-1 well on Block 10BB, in the Lokichar basin, which is part of the East African Rift System, in Turkana County on April 5. Kenya has announced the second profitable oil discovery in two months, a development that could give a needed boost [...]
Continue reading …Italy-Rome-May-09-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneyna fadeexadaha hadheeyey naadiyada serie-A-da iyo kuwa serie-B-da ee cariga Talyaaniga oo cirka isku shareerey. \Haddaba Naadiyada Atlanta,Novara,iyo Siena ayaa waxay ka mid yihiin 22-tan kooxood oo ay baadhis ku socoto taas oo ah ciyaaro ama games la isu fuutiyey ama la isu deystey,waxaana lagaga dhawaajiyey maanta oo [...]
Continue reading …Buuggan “LEAD LIKE A LION” waa buuggii ugu horreeyey oo xikmadeenna hogaaminta ku dhisan oo ay isugu tageen khubaro caalamiya iyo kuwa maxalliya, isla markaana ay gaadhsiyeena caalamka oo dhan. Dadka Soomaalida ah waxa lagu bartey dagaalo iyo dhibaato, laakiin buugani wuxuu suurto geliyey in hogaamiyaasha [leaders] shirkadaha aduunka ugu caansani inay ka faa’ideysataan xikmadeenna [...]
Continue reading …Ottawa May-08-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafa gureynaa qaran ku sheeg gabalkiisii dhacay oo lagu dalxiis tagayo. Wali waxaa ii cuntimila kiiniya ayaa ku guuleysatey koobka kubadda koleyga ee bariga iyo bartamaha Afrika wiilal iyo gabdhaba,waxaana wax laga yaqyaqsooda ah bahdilidda lagu hayo magaca kubadda koleyga ee Soomaaliyeed. Haddii aad u fiirsato ciyaatooyada Kiiniya [...]
Continue reading …xaqiiqo waxaa ah in ay tahay kalsoonidu hibo eebe bixiyo shakhsiyadu mar haday kalsooni ka qabto nafteedana wax walba oo wanaag ah oo ay jeclaato way samayn karta. manta waxaan dib idiin yara xasuusinaya horaanti xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid iyo kalsonidi lagu qabay iyo hankii hore loogu hayay. runti waxa aw aha xisbi [...]
Continue reading …Abwaan Haybe Faarax Nuur oo ka mid ahaa Mujaahidiintii ururkii SNM oo Muddo 20 Maalmood ah Xabsiga Gabiley ku jiray ayaa Loo Soo Gudbiyay Xarunta Danbi Baadhista CID iyada oo lagu soo Eedeeyay Dhawr Maanso oo uu ku Dhaliilay Hogaaminta Shaqsiyadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo tan iyo Wakhtii Halganka Abwaanka oo Dhawaan Waraysi Siiyay Wargeyska Caalami [...]
Continue reading …Man may live only eighty years. His feet walk down a path of tears. Use your life well for death comes soon from north or south, at night or noon. Dear Somalilanders, we have to understand that integration is not like being, and that being comes with childhood memories ingrained in one’s formative years through [...]
Continue reading …First of all, congratulations are due to both Mr Ahmed Mohamed Mohamoud, the president of Somaliland for the nomination of the ambassador Mohamed Abdillahi Jama (Safiir), the new Somaliland ambassador (representative) in Nairobi for his new role. Cheers are also to all other new envois on same decree. The tragic death of the late Mohamed [...]
Continue reading …Hargeysa May 07,2012(SDN)-Wasaiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada Md Maxamuud Xaashi oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi Md Axmed Faarax Dalal ayaa maanta wada jir u soo bandhigay xeerka xadeynta dhulka Madaarka Hargeysa. Faahfaahinta xeerkan oo uu soo bandhigay Agaasimaha Guud iyo Fariin uu Wasiirku u diray Shacabkaba halkan hoose ka dhegeyso HALKAN GUJI [...]
Continue reading …