Ottawa Mar 26,2012(SDN)-Waxa Ottawa dhawaan looga dhawaaqay Golle loogu magacdaray Gollaha Midnimada Qaranka Soomaaliyeed oo ay ku bahoobeen waxgarad reer Ottawa. Sidoo kale reer Ottawa waxgaradkeeda qeyb kale oo ka mid ah ayaa iyaguna dareen ka muujiyay ujjeedooyinka iyo habka Golluhu u hawlgalayo. Hadaba si arintan aanu labada dhanba uga eegno ayaanu Iddacaada CKCU ku [...]
Continue reading …Hargeysa, 25, Mar 2012 (SDN)- Shabakadda Telefishanka Al-jaziira, ayaa warbixin dheer ka qoray marxaladihii kala duwanaa ee ay Somaliland soo martay iyo sooyaalkeedda taariikheedba. Warbixinta Al-jaziira oo dhamaystirayd waxay u dhignayd sidan:- “Somaliland waxay madax-banaanidda ka qaadatay isticmaarkii Ingriiska waxayna afar cisho ka dib ku dhawaqeen, inay la midoobeen, dalka Somalia ee madax-banaani ka qaatay [...]
Continue reading …Marka dib loo eego qaabkii abaabul iyo isku duba rid ee uu Madaxweyne Siilaanyo ku hoggaamin jiray xisbiga KULMIYE, waxa ay dad badani isweydiiyaan maxaa imika oo qarankii loo dhiibay ku habsaday.? Dad badan ayaa aaminsan inaan weli laga hayn waxyaabihii Madaxweyne Siilaanyo laga filayay ee ay dad badani sawiranayeen amaba uu balan qaaday inuu [...]
Continue reading …Inkasta oo aay u eegtahay in Sheekh Maxamed Cali Geedi uu ka soo dheegtay magaca Badbaado xeradii barakacayaasha abaaraha ee magaalada Muqdisho ee uu ku gaadhsiiyey deeqdii ay ku deeqeen dadka iyo dawladda Somaliland, hadana Ururku ma cadayn cidda la badbaadinayo iyo waxa laga badbaadinayo. Tan iyo dharaartii lagu dhawaaqay ururka Badbaado oo ay horboodayeen [...]
Continue reading …Waxayna Ugu Baaqayaan Dawlada Federalka Ee Ethiopia In Aan Hubkeeda Lagu Layn Muwaadinin Ethiopianka Ee Labaatankii Sane EPRD Talada Ethiopia Haysan Aan Xabad Ku Ridin. Gudoomiyaha QurbaJoogta Belweynta Isaaq Kilinka 5. Ibrahim Xasan Dahir Hadii aanu nahay Bahweynta Isaaq ee Kilinka Shanaad waxaanu magac iyo maamuus ku lahayn nabad iyo degaanaansho daris wanaag aanu kula [...]
Continue reading …Su,aasha aan ku Bilaabaayo Qoraalkayga, Waxa ay tahay Ma waxa Haboon in La xidho, Wasiirada ay Madaxweynaha aadka isugu Dhow Yihiin ee Lagu tilmaamay Musuqmaasaqa, Malaayiinka Doolar Lunsaday, Mase waxa haboon in La Xidho nin Cunto ama Bariis Lunsaday.? Hadii Mid La xidhaayo waxa haboon in La xidho ama baadhis lagu sameeyo Raga Doolarka Lunsaday ee [...]
Continue reading …Somali taxi drivers in Perth are consuming a locally grown plant that has amphetamine-like effects to get through long shifts, according to research. University of Queensland Professor Heather Douglas said during her two-year study into use of khat in Australia, many Somali migrants had raised concerns about the number of taxi drivers taking the drug. [...]
Continue reading …ILAAHAY BAA MAHAD ISKA LEH Waxaan salaamayaa dhamaan wariyayaasha iyo akhristayaasha qiimaha badan, Salaam ka dib waxaa la yidhi haddaad aragto laba nin oo is haya balankoodii hore ayaa xumaa,haddaan bal in yar sharaxno dawlada s/land iyo mabaadiida iyo siday ushaqayso wax badan baa inoo soo bixi oo u baahan in waxa laga badalo [...]
Continue reading …Ciwaanka buugga:AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA Qoraaga: Maxamed Xirsi Guuleed (Abdibashir) Tirada bogagga:158 bog Mawduuca buugga:suugaantii gumaysidiidka ahayd ee la tiriyey waagii gumaysiga Summadda buugga:ISBN: 978-91-976661-5-7 Xidhiidhka buugga:abdibashir@hotmail.com Waa buug cusub oo lagu ururiyey suugaantii gumaysi-diidka ahayd ee la curiyey waagii gumaystayaasha. Waa gabayo, geeraarro, masafooyon, heellooyin iyo jiiftooyin lagu cabbiray xaalado murug badnaa oo [...]
Continue reading …Jaaliyada somaliland ee ku dhaqan magaalada BRISTOL UK ee cariga ingiriisku waxay tacsi udiraysaa dhamaan umada jamhuuriyada somaliland meelkasta oo aduunka ay kala joogaan dibad iyo gudaba. geerida ku dimi ilaahay naxariistii jano ha kawaraabiyee taliyihii ciidanka booliska somaliland marxuum general MAXAMED SAQADHI DUBAD oo gu geeridooday wadankaasi isutaga carabta ee abu dabai. marxuumka [...]
Continue reading …