Hargaysa 30.April (SDN) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland C.rashiid Jibriil Yuusuf ayaa Saaka ugu Soo Gabo Gabeeyay Huteel City Center ee Caasimada Hargaysa Aqoon isweydaarsi Mudo afar Cisho ah u socday 35 Suxufi oo ka Kala Socday Qaar ka mid ah Idaacadaha ka hawl gala Somalia,Punt land iyo Somaliland. Agaasimaha Guud ee [...]
Continue reading …Hargaysa 30.April (SDN) Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Spmaliland Md.Cabdi Dirir Cabdi ayaa maanta Warbixin Dheer waxa uu ka hor jeediyay Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland oo ka qabsoomay Xarunta Golahaasi ee Magaalada Hargaysa . Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna ku Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax [...]
Continue reading …Hargaysa 30.April (SDN) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland C.rashiid Jibriil Yuusuf ayaa Saaka ugu Soo Gabo Gabeeyay Huteel City Center ee Caasimada Hargaysa Aqoon isweydaarsi Mudo afar Cisho ah u socday 35 Suxufi oo ka Kala Socday Qaar ka mid ah Idaacadaha ka hawl gala Somalia,Punt land iyo Somaliland. Aqoon isweydaarsigan oo [...]
Continue reading …Ceerigaabo 29.April (SDN) Gudomiyaha Gudida Xafiiska Imtaxaanadka Qaranka ee Wasarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Daa’uud Ahmed Faarax Oo Kormeer Shaqo Ku Jooga Magaalada Madaxada Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo Ayaa Maanta Kormeer Kusoo Gaala Bixiyay Fasalada Afraad Ee Dugsiga Sare Ee Xajji Aadan Iyo Fasalada Sideedaad Ee Dugsiyada Hoose Dhexe Daallo Surud Iyo Jeembar [...]
Continue reading …Hargaysa 29.April (SDN) Taliye ku Xigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye guuto Xasan Cali Cawad oo ay Weheliyaan Hogaanada Hawlaha Xabsiyada,Caafimaadka,Qorshaynta iyo Tababarada ayaa Kormeer Shaqo ku Tagay Xabsiga Mandheera. Taliye ku Xigeenku waxa uu Warbixin ka Dhagaystay taliyaha Xabsiga Mandheera Cismaan Maxamed Xandule oo ka Waramayay hawlaha Xabsiga isagoo u soo bandhigay qaabka loo dhaqan [...]
Continue reading …London 29.April (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa saaka ka soo degay garoonka caalamiga ah ee Heathrow Airport ee magaaladda London. waxaana qolka marti sharafta ku soo dhaweeyay safiirka Somaliland u fadhiya Boqortooyada Ingiriiska Md Cali Aadan Cawaale, xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynahay Cali Axmed Cali, Maareeyaha [...]
Continue reading …Hargasya 29.April (SDN) Waxa maanta ka furmay Magaalada Hargeysa shir ballaadhan oo ay ka qayb qaadanayaan masuuliyiin ka kala socota dalalka Somaliland iyo Itoobiya kaasi oo lagaga hadlayo sii xoojinta xidhiidhka wax wada qabsi ee labada Dal. Shirkan oo arimaha lagaga wada hadlaayay ay ugu mudan yihiin wax wada qabsiga labada Dal ee dhinacyada nabadgalyada [...]
Continue reading …Hargasya 29.April (SDN) Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Jsl,Md.Maxamed Nuur Caraale Duur, ayaa Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada waxa uu Mudanayaasha Golahaasi faah faahin ka siiyay Waxqabadkii wasaaradiisa ee tan iyo bilwgii sanadkan waxaana uu sheegay in aanay Wax Nabadgalyo Darro ahi Dalka Ka jirin , waxaana uu Xusay in Amniga Dalka Si weyn Kor Loogu [...]
Continue reading …Hargaysa 29.April (SDN) Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir Cali ayaa maanta Furay aqoon Isweydaarsi lagaga hadlayo Nadaafada Hilibka iyo Sidii loo tayayn lahaa. Tababarkan oo ka qabsoomay Huteel Xaraf waxaa ka qayb galay Hawl wadeeno ka tirsan Wasaaarada Xanaanada Xoolaah,Qaar ka mid ah Hiliblayaasha Gobolada dalka,iyo Xubno kale. Wasiirka Wasaarada Xanaaanada Xoolaha [...]
Continue reading …Hargaysa 29.April (SDN) Golaha wakiiladda ee jamhuuriyadda S/land ayaa fadhigoodii maanta oo uu shirgudoominaayey gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha wakiiladda Md,Baashe maxamed faarax ayaa mudanayaasha golahaasi waxay warbixin ku saabsan xaalada Dalka kaga dhagaysteen wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha oo ay wehelinaayeen taliyayaasha ciidanka Booliska,ilaaladda Xeebaha iyo laanta socdaalka. Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Jsl,Md.Maxamed Nuur [...]
Continue reading …