Shirkada Horn Petroleum oo Joojisay Shidaal Qodidii Barta Shabeel ee Puntland,Maxay Tahay Sababtu?
Bosaso May 18,2012(SDN)-Shirkada Horn Pertoleum Corp Shidaal baarida ka wada Puntland ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in caqabad ay soo wejahday ceelka Shabeel ee degaanka Dharoor. Ceelka Shabeel…
Masuuliyiinta Xukuumadda oo shaacisay laba maalmood oo fasax ah
Hargeysa, 17, May 2012 (SDN)- Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ayaa shaacisay in laba maalmood oo fasax uu dhamaan dalku gali doono. Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka Shaqada…
Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka qeyb galay shir looga hadlayay arrimaha Xuruyatul-qowlka
Muqdisho, Khamiis, May 17, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay kulan labo maalmood ka soconayay Xalane kaa oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Dastuurka iyo Warfaafinta loogana hadlayay…
Gollaha Wasiirada FKMG ee Soomaaliya oo Maanta ka Shiray Dhameystirka Xiliga Kala Guurka
Muqdisho, 17 May 2012(SDN) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa looga hadlay arrimaha dhameystirka xilliga Kala Guurka ah. …
Hargeysa: Laba Suxufi oo habeenkii saddexaad Xabsiga u hoyday
Hargeysa 17, May 2012 (Qurbejoog.com)- Tifaftiraha Wargeyska Yool Maxamed Cabdi Curad iyo weriye Khadar Xuseen oo isna ka tirsan wargeyskaas, ayaa habeenkii saddexaad u hoyday xabsiga, ka dib markii dhawr…
Tababarihii LiverPool oo La Cayriyey Muxuuse Galabsadey?
London-May-17-qurbejoog.com-Saaxiibayaal maanta iyo qormadeena ciyaaraha waxayu ku lafagureynaa tababarihii Liverpool Kennhy Dalgilish oo shaqadiisii laga cayriyey. Wakhtiga ilaahay samaeystey marna wuu ku saacidaa marna hawada ayuu kula kacaa waxayna ku…
Mudaharaadyo xalay Gil-gilay New Hargeysa, xukuumadda oo Ciidamo dhoobtay iyo Wasiiro ka qaxay xaafadihii ay ka deganaayeen
Xukunkii Maxkamadda Ciidamadda oo Xalay Hurdada u diiday Reer New Hargeysa iyo Xukuumadda oo Cabsi ladi weyday Wasiir Duur iyo Wasiir Xirsi oo la sheegay cabsi awgeed inay ka qaxeen…
AMISOM oo fariisimo ka samaysatay Baydhabo (Sawirro)
Baydhabo 17, 2012 (SDN)Ciidamada militariga AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in fariisimooyin ay ka samaysteen magaalada Baydhabo ee gobolka Bay Waraka ka imanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa…
Biyo la’aan ka jirta Garbahaareey
Garbahaareey 17, 2012 (SDN) Biyo la aan baahsan ayaa ka jirta Magaalada Garbahaareey ee Xarunta gobolka Gedo kaddib markii la sheegay in Ciidamo ka tirsan Al Shabab Ceel ku shaqeynayay…
California: Ujeedada Shir ay isugu yimaadeen Jaalliyada Somalida Itoobiya
California. 17, May 2012 (SDN)- Jaaliyada Somalida Ethiopiaee SanDiego, Californiaayaa isugu yimi shir ay ujeedadiisu ahayd in Jaaliyadu dhisato maamul. kaasoo ka shaqeeya arimaha Jaaliyada Somalida Ethiopiaee SanDiego dalka iyo…
Gaalkacyo: Nin qoorta laga jaray iyo Galmudug oo ka hadashay
Gaalkacyo 17, 2012 (SDN) Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga ee maamulka Galmudug Abshir Diini Cawaale ayaa maanta sheegay in deegaanno hoos taga maamulkooda ay ku sugan yihiin Kooxo ka tirsan…
Nin loo xiray qaraxii Mombasa
Mombasa 17, 2012 (SDN) Booliska Kenya ayaa xiray nin looga shakiyay in uu ka qeyb qaatay qarax bambaano oo Talaadadii ka dhacay baar lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Mombasa.…
Tacadiyadiyada Caruurta Somaliyed oo laga hadlay
Dubai 17, 2012 (SDN) Guddiga arrimaha bulshada ee barlamaanada wadamada carbeed oo wali u socdo kulamo ku aaddan caruurta wadamada carabta ayaa looga hadlay tacadiyada haysato caruurta wadamo ay ka…
Saraakiil Shabaab ah oo Miino ku dishay Galgaduud
Ceel-garas 17, 2012 (SDN) Afar qof oo ka tirsanayd Ururka Al-Shabaab ayaa maanta ku dhintay inta u dhaxaysa Tuullada Ceel-garas iyo deegaanka Jannuuni ee gobolka Galgaduud, kaddib markii gaari Surf…
Qaxooti Soomaali iyo Eritrea Isugu jira oo Malta laga Qaaday oo Mareykan la geynayo
Valletta May 17,2012(SDN)-Safiirka Cusub ee Mareykanka u fdhiya magaalada Valletta ee xarunta dalka Malta ayaa maanta ka sogootiyay dalkaa qaxooti Soomaali iyo Eritrea. Qaxootiga ayaa ku sii jeeda dalka Mareykanka…
Somali, Eritrean refugees resettle in US
VALLETTA, Malta (AP) — The new U.S. ambassador to Malta has said farewell to 27 Somali and Eritrean refugees headed to the United States under a refugee resettlement program. Since…
Mohamed Ali Samatar Seeks Appeal: Cites Immunity
Larry O’Dell (AP)-The former prime minister of Somalia is asking a federal appeals court in Richmond to rule that he can’t be sued over alleged war crimes. A three-judge panel…
Somalis decry new rule on visas
Allie Shah for the Star Tribune (Minneapolis)-A major bump has surfaced in the well-traveled road from Nairobi, Kenya, to Minnesota for Somali refugees hoping to reunite with family members here.…
Canadians Mourn Death of Somaliland Diaspora Doctor
Eva Salinas for The Sun Times- While Somali people around the world mourn a well-respected doctor this week, his death has shocked the mental health community in Owen Sound. Dr.…
Somaliland court sentences 17 to death for attack
MOGADISHU, Somalia – A military court in Somalia’s breakaway region of Somaliland has sentenced 17 people to death for attacking a military base over a land dispute one day earlier,…
Europe’s mainland piracy attack will escalate conflict
By Mike Pflanz, Nairobi and Thomas Harding for the Telegraph- The midnight attack by a single helicopter firing its machine gun into half-a-dozen Somali pirate skiffs is some distance from…
Food Voucher Initiative in Somaliland Called Big Success
GENEVA – The World Food Program says a program in Somaliland that allows people to buy food with cash vouchers instead of receiving handouts is proving to be a huge…
Somali Coastal Town Fed Up of Air Raids
Hobyo (SDN) Residents of Hobyo in Somalia’s Mudug region are fed up of the air campaign that has disrupted their livelihoods and sense of security. Residents told our website that…
Hargeisa: Local Dispute Turns Violent
Hargeisa (SDN)-A confrontation between civilians and government soliders resulted in multiple casualties and injuries in Hargeisa, Somaliland today. The dispute took place in the neighbourhood of Ga’an Libaah in the…
Kenyan Soldiers Targeted in Dhagahleey Refugee Camp
Dhagahleey (SDN) Reports emerging from the Dhagahleey refugee camp in Northern Kenya say that Kenyan defence forcers were targeted in an attack that left several dead. Witnesses say that the…
TFG MP Detained at Hargeisa International Airport
Hargeisa (SDN)-Security officials at Hargeisa’s international airport detained Hasan Umar Hussein (Haawa), a former member of Somalia’s parliament. Hasan Umar Hussein is a well known Hargeisa-born diplomat who has been…
German terror suspect crosses into Somalia
A German terror suspect whose picture was circulated by police on Saturday over links with the al Shabaab could have crossed into Somalia. Ahmed Khaled Mueller is believed to have…
U.S.trains African soldiers for Somalia Mission
The heart of the Obama administration’s strategy for fighting al-Qaeda militants in Somalia can be found next to a cow pasture here, a thousand miles from the front lines. Under…
Turkish commandos arrest 14 pirates, free seven Yemenis
Turkish commandos hold five pirates in the Gulf of Aden, off Somalia, Tuesday, Aug. 11, 2009. AP photo Turkish commandos have arrested 14 pirates thought to be from Somalia off…
Al-Zawahiri video urges Somali militants to fight
Al-Qaida leader Ayman al-Zawahiri has released a new video in which he encourages Somali militants to fight on despite the challenges. In the video, reported Friday by the Site Intelligence…
